Waxaa saaka ka qabsoomay Xafiiska Beeraha DDS Shirka Guddiga Maaraynta Xafiiska
Shirkan ayaa waxaa Guddoominayay Kusimaha Wasiirka Xafiiska Ahmed Mohamed(kayd) waxaana lagaga haddalay Ajandayaasha kala ah.
- Qiimaynta Qorshaha 100 Maalmood ee Xafiiska
- Dardargalinta Shaqooyinka Xafiiska
- Iyo Shaqo galka Shaqaalaha Xafiiska
Guddiga Maaraynta Xafiiska ayaa isku raacay in La dhaqan galiyo Ajandayaadha sare ku xusan.







