Wasiir Ku-xigeenka Xafiiska Beeraha DDS, Mudane Xasan maxamud liban, ayaa furay tababar ku saabsan wax-soo-saarka iyo maaraynta khudaarta iyo geed-miroodka oo loo qabtay khabiirada beeraha.
Tababarkan ayaa ujeeddadiisu tahay kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha khabiirada, si kor loogu qaado wax-soo-saarka beeraha iyo sugnaanta cuntada ee deegaanka.
Xafiiska Beeraha Dowladda Deegaanka Soomaalida waaxda xidhiidhka Dadwaynaha















