Kooxaha Taageerada Wareega ee Fidinta Beeraha Gobalada Jarar, Qoraxay, Shabeele, Afdheer, Liibaan Erar iyo Nogob. Ayaa ku hawlan Abaabulka iyo Wacyigalinta beeralayda iyadoo beeralayada loo sharaxayo isticmaalka beershada ee farsamooyinka Casriga iyo la dagaalanka Cudurada iyo Cayayaanada ku dhaca Dallaga






