Waxaa Saaka Xafiiska Beeraha DDS ka furmay Tabarbarka dib u-habaynta KPI( Key Performance Indicators) iyo nidaamka diyaarinta Qorshaha 5 sano ee Isbadelka dhanka Beeraha
Tababarkan ayaa waxaa bixinayay khabiiro ka socday Xafiiska Qorshaynta DDS. Iyadoo ay tababarkan Qaadanayeen Agaasinada iyo Case teamyada Xafiisku







