Kooxaha Tageerada Wareega ee Fidinta Beeraha ayaa booqday Dallaga Daafida (ጤፍ-Tef)oo aad uga baxa Degmada Qarsadula ee Gobalka Liibaan. Dallagan ayaa inta baddan caan ku ah beeritaankiisu Deegaanda kale ee Dalka (Highlands) iyadoo dadbadani Aaminsanyihiin inaanu dallagani ka bixin Deegaanka.
Dallagan ayaa waxa uu makhraati cadd u yahay sida wanaagsan ee uu uga baxo Degmooyinka Qarsadula, Gura-dhamoole, Dekasoft iyo Filtu.





