Waxaa Saaka Hoolka Shirarka Xafiiska Beeraha ka qabsoomay. Shir lagu soo dhawaynayo Wasiirka Cusub ee Xafiiska. Mudane Guleed Axmed Cali, Islamabarkaana lagu dar-dargalinayo hawlaha shaqooyinka Xafiiska