Xafiiska Beeraha ee Dawladda Deegaanka Soomaalida ayaa maanta qabtay tababar muhiim ah oo ku saabsan Istaraatiijiyadda Horumarinta Beeraha Magaalooyinka ee 10-ka sano soo socda, kaas oo lagu dhiirigelinayay nidaamka loo yaqaano “Sagarada” iyo horumarinta waalidka guryahooda ka beeray geedaha midho-dhalka ah.








