Exclusive
Geed Midhoodka
tababar ku saabsan wax-soo-saarka iyo maaraynta khudaarta iyo geed-miroodka oo loo qabtay khabiirada beeraha
Gudiga sare ee hagista mashruuca PACT ayaa yeeshay kulan ay ku qiimaynayaan waxqabadka mashruuca ee 2018-kii iyo ansixinta qorshaha 2019-ka.
Kulan diiradda lagu saarayay xoojinta guddiyada farsamada ee barnaamijka Damaanadqaadka Cuntada heer Deegaan iyo iskudubbaridka wada shaqaynta hay’adaha dawladda iyo bahwadaagta horumarinta ayaa ka qabsoomay magaalada Jigjiga.
Gudiga sare ee hagista mashruuca silsilada waxsoosarka qamadiga ayaa ansixiyay qorshaha mashruuca ee sanadkan 2019
2
3
4
